Saturday, August 27, 2022
KU DHIIRI GELI CUNNUGAGA WAX AKHRISKA (ENCOURAGE YOUR CHILD TO READ)
KU DHIIRI GELI CUNNUGAGA WAX AKHRISKA (ENCOURAGE YOUR CHILD TO READ)
Waxakrisku waa xirfad u baahan xeelad iyo in la dabakhana mudana in marka horeba uu cunnugu ku bar baaro si aysan weeyaantiisa aysan u dhibin, kolkaa waaxan kula wadaagiin dariiqyada ugu suuragashay ee eed ugu dhiiri gelinkartid cunnuga wax akhriska ee kaalay oo ila daras:-
- BILOW XILI HORE
Sidaan horay u soo sheegnay wax akhrisku wuxuu u baahanyah barbaarin iyo xirfada, haddaba waa inuu waalidku u diyaar garoobaa siduu ilmihiisa ugu dhiirigelin lahaa wax akhriska, kolkaa waa inaan u kaba illanaa xiliga hore ee bar baarinta cunnuga inaad u diyaarino xayndaab wax akhris kaa oo u ogolaanay cunuga inuu ku dhex bar baaro xerro wax akhris oo nidaamsan.
Waalidka waxaa looga baahanyah inuu xili hore bilaabo ku tarbiyadaynta cunnuga ee wax akhriska uga biloow in cunnugu uu wakhti koobban uu wax akhriyo ugu yaraan 6minit, kuna joogtay malintii tira ka dhowr jeer si uu ula qabsado cunnugu, sidoo kale ku xiisa geli cunnuga inta uu yaryah adiga oo isticmaalaya xeelada wax wakhriska ee aad ka bilowday naftaada kuna xejisay xayn daabkaaga oo uu kow ka yahay cunnugaga, weeydii su,aalo la xiriira mawduuca uu akhriya, kuna amaan wax akhriskiisa iyo dadaalka uu ku bixiyay inuu wax uun akhriyo waydii waxyaabaha uu jecelyah inuu akhriyo ama meelaha uu xiisaynayo, mararka qaarkood ka dalab inuu kuu akhriyo waxyaabaha uu jecelyahay si uu ugu dhiirado wax akhriska.
la soco qaybta danbe.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
KU DHIIRI GELI CUNNUGAGA WAX AKHRISKA (ENCOURAGE YOUR CHILD TO READ)
KU DHIIRI GELI CUNNUGAGA WAX AKHRISKA (ENCOURAGE YOUR CHILD TO READ) Waxakrisku waa xirfad u baahan xeelad iyo in la dabakhana mudana in m...
-
Ii ogollow inaa kula wadaago dhowr qodob oo kaa caawin kara inaad hanato qalbiga lamaanahaaga, haddii aad xaas tahay...
-
HABKA LOO XALIYO KHILLAFA QOYSKA Qodobadaan waxay kaa saacidi doonaan inaa si fudud uga takhalusto mushkiladaha kaa soo wajaha lamaanahag,...
-
KU DHIIRI GELI CUNNUGAGA WAX AKHRISKA (ENCOURAGE YOUR CHILD TO READ) Waxakrisku waa xirfad u baahan xeelad iyo in la dabakhana mudana in m...
No comments:
Post a Comment